Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Oo Ka Hadlay Shaqaale Laga Eryay Madaar Hargaysa Iyo Sababta!
December 22, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiahaa haayada shaqaalaha dawlada farxaan Aadan haybe ayaa ka hadlay wiil dhalinyaro ah oo laga eryay madaarka caasimada kana mid ahaa shaqaalaha dawlada
Gudoomiyaha hayada shaqaalaha ayaa soo bandhigay sobobta lagu eryay iyo ficilada uu ku kacay