Maxaa Ka Rumoobay Hal Ku Dhigii Madaxwayne Biixi Ee “Sharcigu Ha Sareeyo?” Iyo Milicsiga Awood Sheegashada Shacabka!
December 22, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtigii uu ololaha doorashada madaxwaynaha ku jiray hal ku dhigiisu ahaa saraynta sharciga taasi oo laga filiyay fulinteeda iyo tixgalinta Xaqa muwaadiniinta Uusiiyay dastuurku.
