berberatoday.com
Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Saraakiil Katirsan Ciiddanka Somaliya Oo Ku Sugan Gaalkacyo Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
December 22, 2019 - Written by Berbera Today

Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Gaadhi lagasoo Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa Ayaa lagu weeraray hotel kuyaala Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil uu kamid ahaa taliyaha ciiddanka lugta Soomaaliya sareeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir.

Taliyaha, saraakiil iyo masuuliyin kale oo ku sugnaa gudaha hotelka ayaa ka badbaaday weerarkan, waxaana khasaare uu soo gaadhay ciiddankii ilaalada u ahaa taliyaha iyo dad shacab ah.

Weli lama xaqiijin tirada dhimashada iyo dhaawaca, waxaana wararku ay sheegayaan in gaadhiga ismiidaamiyaha uu ku dhacay mid kamid ah gaadiidka ciiddanka ilaalada taliyaha.

Wararka laga helayo khasaaraha uu gaystay weerarkan ismiidaaminta ayaan Illaa  hadda laga helin macluumaad dheeraad ah waxaana socda gurmadka dadkii ku waxyeelobay qaraxan.

Weerarka ayaa ka dhacay goob aad u mashquulsan badan oo ay ku badan yihiin gaadiidka iyo dadweynaha.

Wixii kasoo kordha kala soco wararkeena danbe

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews