Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Saraakiil Katirsan Ciiddanka Somaliya Oo Ku Sugan Gaalkacyo Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
December 22, 2019 - Written by Berbera Today
Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Gaadhi lagasoo Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa Ayaa lagu weeraray hotel kuyaala Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil uu kamid ahaa taliyaha ciiddanka lugta Soomaaliya sareeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir.
