“Maxamud Xaashi Waxan Leeyahay Dhibta Laysku Eegaa Way Inoo Dhaxaysee Adigu Dhararaad Ka Qaslaysay Dhooshee Ama Dhamay Qadhaadhkee Waa Inaad Dhadhamisaa”Ex Wasiir Cismaan Saxardiid Cadaani”Daawo Muuqal
December 25, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii horre ee wasaaradda Warfaafinta xukuumaddii Siilaanyo, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, ayaa ka hadlay murashaxnimadda Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.