berberatoday.com
Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Waaran Xadhig Qabasho Ujrtay
December 26, 2019 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Xogahayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Maxamud Cali Hayste Ramaax Oo Sheegay in Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi waaran Qabasho Oo Lagu Xidhayo Usoo Jartay Xarunta C.I.D Ee Lagu Xidhi doonana Uu Tagi Doono Isaga Oo Sheegay Xadhigiisa Uu Ka Danbeeyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi UU Sheegay Inuu Usoo Marayo Xadhigiisa Dacwad Uu Ka Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax Waxase Uu Xoghaye Ramaax Cali Hayste Sheegay Inaanu Marnaba Dhaliisha Xukumada Iyo Madaxweynaha Joojin Doonin Hadii La Xidho Iyo Hadii Aaanu Xidhnaynba Xisbi Mucaradna Uu Madax Kayahay oo Dastuurka Iyo Qeynuunka Dalku Udamaanad Qaaday Dhaliisha Toosinta Ah Ee xukumada .
Xadhigiisa Ayuu Ramaax Ku Macneeyay Mid Aar Goosi Oo Madaxweyne Muuse Biixi Kaga Aargoosanayo
Goordhaw Filo Muuqalka Warkan
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews