|
berberatoday.com
“Waxaanu Canbaaraynaynaa Xadhigaa Aan Laga Fiirsan Ee Lagula Dul Kufay Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Mahamud Ramaax”Xaaji Cabdi Jamac Aadan
December 26, 2019 - Written by Berbera TodayWaxaanu Canbaaraynaynaa Xadhigaa Aan laga Fiirsan Ee Lagula dul kufay Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Mahamud Ramaax Waxa Aynaan Dhaqan U Lahaan Jirin Qof Xasaanad Xisbi Leh In Layska Xidho Waxa Hore Mandheera Loogu Xidhay Xoghayihii Guud Ee wadani Iyo Afhayeenkii Wadani Arimahaa Foosha Xumi Ee Caadada Inoo Noqday Waxay Wiiqayaan Dumuquraadiyadeeni Waxay Sawir Aan Wanaagsaneyn Ka Bixinayaan Dalkeena Curdinka Ee aqoonsi Raadiskaa Ah Waxay Dhaawacayaan Xoriyatal Qowkii Car Juuqdhe Waxay Hakad Iyo Kala Shaki Galinayaan Wada Hadaladii Iyo Isu Soo Dhawaanshihii Xusbiyada Qaranka U socday Gabegebo Waxaanu Cod Dheer Ku Leeyahay In Xoriyadiisa Loo Soo Celiyo Xoghaye Ramaax
Haji Abdi Jama Aden Berbera Somaliland COMMENTS
|
||||
|