Daawo Muuqalka”Madaxdhaqameedka Wiil Dhalinyaro Ah Ee Lagu Dilay Wajaale Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Somaliland
December 27, 2019 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Madaxddhaqameedka iyo Odoyaasha Uu kasoo jeedo wiil Dhalinyaro ah oo dhawaan ciidamada booliska magaalada wajaale toogasho dileen ayaa shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen magaalada boorama fariin culus udiray xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne muuse biixi.
