berberatoday.com
Duqii Hore Ee Caasimada Hargeysa Marxuumm Cawl Cilmi Cabdalla Oo Geeriyooday
December 28, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah wa Inaa Ilayhi Raajucuun Alle ha u naxariisto Marxuum Cawl Cilmi Cabdalle Duqii Hor ee Caasimadda Hargeysa ee Sanadii 2000-2002. Eebbe samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyska, xigtada iyo ummadda Somaliland Guud ahaan uu Ka Baxay.

Marxuum Cawl Cilmi Cabdala Maanta ayuu Ku Geeriyooday Magaalada hargeysa uu waayadan Danbe xanuun ujiifay.

Waxyaabaha lagu Xasuusan doono uu qabtay Xiligii uu Duqa Caasimada Hargeysa ahaa Waxa kamida

1. Nalka haga baabuurta (Ishaarada)
2. Gacanta Hargeysa
3. Diyaaradda Khayriyada saaran
4. Qasabado biyo ku Waraabiya dhir waddooyinka ku yaallay oo 24 saac kor socon jiray
5. Baabbiinta beero cidhidhi geliyay Biriishka Hargeysa iyo
6. Bannaynta waddooyin xidhnaa ayaa kamid aha waxyaabaha uu qabtay mudadaa uu Mayerka Caasdimada ahaa

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews