Daawo Muuqalka”Dadwaynaha Fiqi Ayuub Oo Mudaharaad Kala Hortagay Shirkad Ajaanib Ah Oo Macdan Ka Guranaysa Deegaanka Iyo fariinta Ay Udireen
December 29, 2019 - Written by Berbera Today
Fiqi Ayub(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka fiqi ayuub oo katirsan gobolka togdheer ayaa mudoharaad kala horyimid shirkad ajaaniba oo wasaarada macdanta iyo tamartu u ogalaatay in ay deegaanka macdan ka baadho.
Dadwaynaha ayaa cabasho xoogan ka muujyay wasiirka macdanta iyo tamarta o ay sheegeen in uu ka baxay wixii ay ku heshiiyeen dadka deegaan.
