berberatoday.com
Somaliya”Wasaaradda Caafimaadka oo Soo Saartay Tira-koobka Dadkii Ku Dhintay iyo inta Ku Waxyeelloobay Qarixii Muqdisho
December 30, 2019 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, ayaa warbixin ay soo saartay ku tiro-koobtay khasaaraha guud ee dhimasho iyo dhaawaca ee ka dhashay qaraxii shalay ka dhacay Ex-Control Afgooye.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in tirada guud ee dhimashada qaraxa ay tahay 79 qof, halka dhaawacana uu yahay 148 qof, oo 16 ka mid ah dhaawacyadooda laga saaray isbitaallada. Haddaba hoos ka aqriso warbixinta wasaaradda

Xog kooban: Dadkii ku waxyeeloobay musiibadii ka dhacday Ex-Kontorool, Afgooye, 28 December 2019.

  • Tirada guud ee dhaawaca cusbitaallada la geeyey: 148
  • Tirada la dhigay/jiifiyey cusbitaallada: 132
  • Tirada cusbitaallada laga saaray: 16
  • Tirada guud ee dhimatay: 79

Wasaaradda Caafimaadka waxay dhaawacyadii u kala saartay kuwo daran iyo kuwo roon, waxaana kuwa daran la geeyey cusbitaalka Digfer/Erdugan oo tiradoodu ahayd: 51

Waxaa maanta dalka Turkiga loo qaaday intii ugu darnayd oo dhan: 15 qof

Waxaa hadda socota dib u qiimeynta intii hadhay si berri dalka Qadar loogu qaado

Waxaa kaloo Wasaaraddu ku howlantahay raadinta magacyada dadkii ku dhintay qaraxii shalay

Raadinta dadka la la’yahay oo Wasaaraddu la kaashanayso Wasaaradda Gargaarka

Waxay Dawladda Turkiga noo keentay Takhaatiir iyo Daawooyin

Waxaa Wasaaraddu ka codsatay Dowladda Qadar Daawooyin Gurmad caafimaad

Gudiga Gurmadka Wasaaradda Caafimaadka wuxuu la falgalay Gudiga Gurmad Qaran oo saldhigoodu yahay Wasaaraada Gargaarka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews