Daawo Muuqalka”Haayada Ladagaalanka Tahriibta Ee HOMSO Oo Laga Daahfuray Magaalada Hargaysa
December 31, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haayad Cusub Ee Homso ayaa laga daahfuray magaalada hargaysa taasi oo ka shaqayndoonta la dagaalanka tahriibka kulanka daahfurka haayada HOMSOee la dagaalanka Aafada tahriibka oo faro baas ku hayao dhalinyarada reer Somaliland ayaa lagu soo bandhigay mawduucyo tahriibta bulshada lagaga wacyi galindoono.
