Hargeysa(Berberatoday.com)-Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay si rasmi ah loogu gudbiyay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Xubno ka tirsan xisbiga UCID ayaa sidaas u xaqiijiyay Geeska Afrika.