Halkan Ka Akhriso qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Beelaha Ciise Muuse London Uga Socday Ee Kulan Global 4
January 2, 2020 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Shirkii Kulan Global 4 e Beelaha Ciise Muuse Qurba Joogtoodu ku yeesheen London Kaas o Socday Mudo labo casho ah waxa Kasoo baxay 8 qodab o muhiima , Shirkan waxa kasoo qaybgalay tiro ku dhow 300 o qof ahna labeentii iyo waxgardakii beelaha Ciise Muuse e daga Gobalada Saaxil, Togdheer,Maroodi Jeex iyo Dad Madheedh