berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soo Afjarida Tabashada Jabhada CoL Caare Iyo Xukuumada!
January 2, 2020 - Written by Berbera Today

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka magaalada ay soo gaadheen Kornayl Caarre iyo Ciidamadiisu.

Sidoo kale, Wararka ayaa intaa ku daraya in Kornayl Caarre iyo Ciidamadiisa la dejiyay deegaanka Karinta oo ka tirsan gobolka Sanaag.

Ciidamadan uu hogaaminayo Kornayl Caarre ayaa la sheegay in halkaasi ay joogayaan ilaa beri inta laga diyaarinayo soo dhoweyn maqaamkeedu sareeyo oo loogu samaynayo Magaaladda Ceerigaabo.

Madax-dhaqameedka beesha Korneyl Caarre iyo xukuumadda Somaliland ayaa is afgarad buuxa ka gaadhay tabashadii jabhadaasi waxaanay kamid noqon doonaan ciidamada Qaranka Somaliland.

Kornayl Caarre iyo Ciidamada Somaliland ayaa dhowr jeer oo hore dagaal culus ku dhex maray deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews