Garyaqaan Guleed Dafac Oo Ka Waramay Arimo Shaqo Oo Dhexmaray Xil Siciid Cilmi Rooble, Sheegayna In Aan Dadnimada Qofka Maalin Lagu Qiimayn Karin,
January 3, 2020 - Written by Berbera Today
Garyaqaan Guleed Dafac Oo Ka Waramay Arimo Shaqo Oo Dhexmaray Xil Siciid Cilmi Rooble, Sheegayna In Aan Dadnimada Qofka Maalin Lagu Qiimayn Karin,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuled Dafac gudomiyhii hore ee xarunta madaxabanaan ee xuquuqal iisaanka ayaa ka hadlay taariikhda xildhibaan siciid cilmi rooble iyo doorka muhiimka ah ee uu qaranka iyo dajinta xeerarka dalka ku leeyahay isagoo ka waramay arimo dhexmaray
