berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Deegaanka Garabis Kaga Qeybgalay Munaasibad Lagu Daahfuray Ururka Geel Dhaqatada Somaliland Uu Kamid Yahay
January 3, 2020 - Written by Berbera Today

Garabis(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu daah-furayey ururka geelayaasha Somaliland oo lagu qabtay Garabis oo ka mida degaanka fara-weyne oo ka tirsan gobolka maroodi-jeex.

Waxaana ugu horayn halkaasi ka hadlay gudoomiyaha ururka geelayaasha Mustafe Cali Ducaale oo xusay ahmiyada iyo ujeedka ay u aas-aaseen ururkan, isagoo ku dheeraaday qiimaha ay leeyihiin caana geelu, isagoo sheegay in maanta adduunyadii kale fahantay faa’iidada ku jirta urur ahaana ay doonayaan inay dibeda u dhoofiyaan caanaha geela marka ay dalka wada gaadhsiiyaan ururkan.

Waxa sidoo kale halkaasi ka hadlay wasiirada wasaaradaha xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumaysiga, warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta iyo Horumarinta Beeraha, oo dhamaantood xusay qiimaha uu leeyahay dhaqashada geelu iyo caanihiisuba, waxaanay balan qaadeen inay kala shaqaynayaan ururkan sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa qiimaha geelu leeyahay.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews