berberatoday.com
Qaasim Sulaymani Oo Ahaa Dagaalyahan Hurdada Udiiday Wadamada Reer Galbeedka Oo Mareykanku Weerar Ku Dilay
January 3, 2020 - Written by Berbera Today

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran Ayaa Si.rasmiya Uqirtay In la Dillay General Qaasim Sulaymani.oo ahaa Taliyihii Guutada Faliiq Al-qudus Oo Taabacsan .Ilaalada Kacaanka Iran . General Sulaymani Oo Markii La Dillayey Marayey Meel Udhow Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baqdaad ee Ciraaq .Ayaa Waxaa Ladhintay Abu Muhanad Al-muhandis.oo kamid ah Taliyayaasha Maleeshiyaadka Shiicada ee Ciraaq.

Taliyaha ladillay ayaa Weerarkiisa Waxa Fuliyey dalka Maraykanka Taliye Qaasim oo ahaa Maskaxda isku xidha Xisbullaahi Lubnaan. Xuutiyiinta Reer Yamen . Shiicada Ciraaq . Dagaalka Suuriya oo uu qayb Libaaxle.ka qaatay .

Wuxuu Ahaa nin in badan Nabad inay kuseexdaan udiiday Maraykanka Iyo Isreal. dilkiisu wuxuu Bariga Dhexe ukeeni doonaa Deganaansho la.aan Cid kasta gaadhi Doonta Waxaan Iran Iyo Wakiiladeeda Dagaalka ee Bariga Dhexe Sida Kooxaha Xisbulllah .Xamaas .Iyo Xuutiyiinta reer Yamen Kabixin doonaan Kawaab .Isagoo Qaasim Sulaymani Kooxahan u ahaa Abaha Ruuxiga ee Siiya Awaamiirta Dagaalada .Dhaqaalaha iyo Tababarka Maleeshiyaadka Furimaha Dagaalada .

Abdi Yaasiin 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews