Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Doonyo Sharci Darro Kaga Kaluumaysanayay Bada Somaliland.
January 4, 2020 - Written by Berbera Today
Saylac(Berberatoday.com)-Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ee gobolka salal ayaa gacanta kusoo dhigay doono sifo sharci daro ah kaga kaluumaysanayay biyaha badda Somaliland kuwaasi oo ka koobaan shan doonyood oo nooca kaluumaysiga lagana kala leeyahay dalalka jabuuti iyo yemen.