Dawlada Iran Iyo Ururka Xisbulah Oo Si Adag Uga Jawaabay Dilkii Maraykanku kula kacay Taliyihii Ciidanka Iran Ee Bariga Dhexe.
January 4, 2020 - Written by Berbera Today
Tehran(Berberatoday.com)-Dawlada maraykanka ayaa weerar ku dishay taliyihii ciidanka ilaalanka kacaanka Iiraan Ee bariga dhexe oo lagu dilay dalka Iraaq.
