berberatoday.com
Dawlada Iran Iyo Ururka Xisbulah Oo Si Adag Uga Jawaabay Dilkii Maraykanku kula kacay Taliyihii Ciidanka Iran Ee Bariga Dhexe.
January 4, 2020 - Written by Berbera Today

Tehran(Berberatoday.com)-Dawlada maraykanka ayaa weerar ku dishay taliyihii ciidanka ilaalanka kacaanka Iiraan Ee bariga dhexe oo lagu dilay dalka Iraaq.

Dawlada Iiraan iyo hogaamiyaha Ururka Xisbulah ayaa si adag uga jawaabay dilka taliye Qaasim saluybaani isagoo sheegay in ay jawaab deg deg ah ka bixin doonaan.

Dilka maraykanku ku bartilmaameedsadeen taliyihii ciidanka ilaalada kacaan dalka iiraan ayaa waxaa dhanka kale ka hadlay hogaamiyayaasha dalka Ruushka, Turkiga, shiinaha kuwaasi oo dhamaan canbaareeyay falka lagu dilay taliyihii ilaalada kacaanka iiraan ee bariga dhexe

Talaabadan  uu qaaday dalka maraykanka ayaa laga cabsi qabaa in uu soo da dajiyo dagaal ka dhex qaraxa wadamada Iiraan iyo maraykanka iyo xulifada ay kala hogaamiyaan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews