Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Ugu Baaqay Inay Ka Baxaan Ciraaq
January 5, 2020 - Written by Berbera Today
Baqdaad(Berberatoday.com)-Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa ku booriday dhammaan muwaadiniinteeda inay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan dalka Ciraaq.
