berberatoday.com
Korneyl Caarre Oo Somaliland Ka Baxay Iyo Halka Uu Tagay
January 6, 2020 - Written by Berbera Today
Caarre Oo Somaliland Ka Baxay

Wajaale(Berberatoday.com)-Korneyl Siciid Cawil Caarre oo dhawaan wareejiyay jabhaddiisii ayaa la sheegay in uu dhinaca Itoobiya uga baxay Somaliland sida uu suxufi Xasan Galaydh oo ka tirsan Horn Cable u xaqiijiyay  Raage Axmed oo jooga Wajaale.

Waxa la rumaysan yahay in xukumadda iyo Caarre ku heshiiyeen in uu dalka ka baxo kadibna soo dalbado cafis sidaasna uu madaxweyne Biixi ku cafiyo waxaana sawir Laga Soo Qaaday Korneyl Siciid Cawil Caare Oo Kasii Gudbiyay xuduud Wajaale ee udhaxaysa somaliland gaar ahaan isaga oo taagan Xafiiska Waaxda Socdaalka Itoobiya ee wajaale Sida Sawirkan Hoose idiinka Muuqata.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews