Magaca Askarigii Mareykanka Ee Lagu Dilay Manda Bay Kenya Oo La Shaaciyay Iyo Hooyada Dhashay Oo Hadashay.
   January 7, 2020 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Chicago(Berberatoday.com)-Qoyska Askarigii Maraykanka  ah  ee ku dhintay weerarkii shalay ka dhacay Manda Bay, ee ay qaadday kooxda Al-Shabaab, ayaa xaqiijiyey geerida Askarigaasi.
Warbaahinta Maraykanka oo ay ku jiraan kuwa gobolka Illinois ayaa xaqiijiyey in askariga la dilay lagu magacaabo Henry Mayfield, oo ahaa 23 jir.
