Shacabka Somaliland Iyo Beesha Caalamka Oo U Dheg Taagaya Go’aanka Madaxweyne Biixi Oo la Sugayo 10 January
January 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Somaliland iyo dalalka taageera Somaliland ayaa si weyn ugu dheg taagaya go’aanka uu Madaxweyne Biixi soo saari doono 10 January oo ay laba maalmood inaga xigaan.