berberatoday.com
Washintong”Maxbuus Dalab Cajiib Ah U Jeediyey Dawladda Maraykanka
January 7, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Inta badan, maxaabiista Mareykanka ayaa la weydiiyaa dalabkooda ka hor inta aan la toogan iyadoo ujeedka yahay in lagu qiimeeyo bini’aadamka lagana jawaabo codsigiisa ugu danbeeya.

Gobolka Florida ee Mareykanka ayaa dhigay rikoodh markii uu maxbuus ka aqbalay codsi layaab leh oo ahaa kii ugu danbeeyay ee noloshiisa.

Sida uu qoray wargeyska Mirror, Taylor oo lagu helay fal danbiyeed dil ah ayaa ka codsaday maamulka xabsiga diggaag la shiilay iyo hilib taasi oo noqotay mid aysan ku dhiiran maxaabiis badan oo la marsiiyay wadada toogashada.

Mr Taylor ayaa dalbaday ka hor toogashadiisa cunto ku fadhisa qiimo badan. Inta badan maxaabiista ayaa codsan jiray cunto ku kaceysa 15 Doolar.

Waxa uu sidoo kale codsaday koob shaah ah oo uu ku cabay goob caan ah oo katirsan gobalka Florida. Askar iyo saraakiil badan ayaa layaab ka qaaday dhiiranaanta maxbuuska oo markii danbe la toogtay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews