Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin Culus Udiray Jabhad Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Buuhoodle.
January 10, 2020 - Written by Berbera Today
Buuhoodle(Berberatoday.com)-Ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka sool oo maalmihii udanbeeyay ku jiray kormeer iyo hawlo ay ku dar dargalinayaa ilaalinta abniga gobolka ayaa digniin culus udiray jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay degaanka buuhoodle.
