berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dhacdo Murugo leh Oo Sababtay Aabe Iyo Ilmayar Oo Uu Dhalay Inay Hargaysa Isku Gubaan
January 10, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jsl Muuse Bixi Cabdi oo Maanta ka Hadlayay Shirkii Golaha Wasiirada oo lagaga Doodayay xeer muhiim ah ayaa ka hadlay Dhacdo Naxdin leh oo magaalada hargaysa ka dhacday dhawaan kadib markii wiil dhalinyaro ah Iyo ilmayar oo uu dhalay uu hargaysa isku gubo halkaasi oo ay ku geeriyoodeen isaga iyo ilmihii yaraaba.

Madaxwayne biixi ayaa sheegay in dhacdadani naxdinta leh ee aabe isaga ilmihii yaraa ee uu  dabka isku qabadsiiyay  ay keentay dhibta haysata dadka aan lahayn hooyo iyo aabe ama qoys ay kasoo jeedaan oo marka qabyaaladu timaado ay ku noqoto caqabad noloshiisa galaafata qarankuna aanu wali diyaarin xeer damaanad qaadayay noloshiisa.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews