Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Kulamo La Yeeshay Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ah Iyo Ururada Bulshada
January 10, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilada qaramada midoobay uqaabilsan somaliland iyo somaliya oo socdaal ku jooga caasimada Hargaysa ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay xisbiyada mucaaridka qaarkood iyo dalada ay ku midoobeen ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf.
