berberatoday.com
Tifaftiraha Horn Cable Tv Cabdiqaadir Coday Oo La Xukumay
January 11, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suxufi Cabdiqaadir Cismaan Casayr(Coday) oo ah tifatiraha Horn Cable TV ayaa saaka maxkamaddu ku xukuntay 3 sanno oo xadhig ah iyo 3 Milyan Somaliland Shilin oo ganaax lacageeda. Cabdiqaadir oo kiiskiisu ka socday maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ilaa Bishii November ayaa saaka laga gaadhay go’aan kama dambays ah.

Xadhiggiisa ayaa yimid markii telefishanka Horn Cable baahiyay warqad shirkadda diyaaradaha ee Fly Dubai kaga cabanayso diyaaradeeda oo ku degi kari wayday madaarka Hargeysa iyo waraysi telefishanku la yeeshay Suldaan Wabar oo jabhad ka abuurayay duleedka gobolka Awdal.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews