berberatoday.com
Ciro Iyo Faysal Maxay Saaka Ka Wada Hadleen Ka Hor Kulanka Berri Ee Madaxweyne Biixi
January 12, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada UCID iyo WADDANI ayaa maanta oo Axadda ku shiray magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland

Hogaanka labada xisbi ayaa xarunta xisbiga UCID ku kulmay iyadoo kulankooda aan loo ogolayn warbaahinta, isla markaana ay ka gaabsadeen markii uu kulanku usoo dhammaaday in ay warbaahinta la hadlaan.

Kulankooda ayaa imanaya xili maalinta berri ah ay madaxda labada xisbi mucaarid la kulmi doonaan madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Madaxda mucaaridka ee kulanka yeeshay waxa ka mid ahaa Faysal Cali Waraabe, gudoomiyaha UCID, Cabdiraxmaan Cirro, gudoomiyaha WADDANI iyo hogaamiyaha xisbigaas Xirsi Cali X.Xasan.

Xogaha qaar ayaa tilmaamaya in mucaaridku arimaha ay ka shireen ka mid ahayd arinta doorashada oo imika ah dooda ugu muhiimsan ee ay wajahayaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews