Dawlad Dalkeedda Ka Mamnuucday Imaanshaha Madaxweyne Horre
January 13, 2020 - Written by Berbera Today
Gambia(Berberatoday.com)-Xukuumadda Gambia ayaa uga digtay madaxwaynihii hore ee dalkaasi Yaxya Jammeh in aannu isku dayin in uu dalka dib ugu soo laabto.
Jammeh ayaa imika musaafuris ahaan ugu nool dalka Equatorial Guinea.
Afhayeenka dowladda Gambia ayaa BBC u sheegay in aysan damaanad qaadi Karin ammaanka Mr Jammehhaddii uu dalka dib ugu soo laabto.
