Suldaan Maxamed Oo Ku Taliyay Inaan La Soo Celin Murankii Siyaasadeed
January 15, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ku baaqay in aan dib loo soo celin khilaafkii Xisbiyada, ee la gaadho xal iyo heshiis kama dambays ah oo ay isku af gartaan saddexda Xisbi Qaran.