Daawo Muuqalka”Agaasimaha Cisbitaalka Hargaysa Oo Ka Markhaati Furay Xaalada Rasmiga Ah Ee Ka Jirta Dhakhtarka.
January 20, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha cisbitaalka guud ee magaalada hargaysa Dr Yaasiin Carab ayaa ka jawaabay dhaliilo mudooyinkii udanbeeyay loosoo jeediyay adeegyada dhakhtarka wayn
Sidoo kale dr yaasiin carab ayaa sheegay in haamaha lagu kaydiyo oxgentu ay xumaadeen