Daawo Muuqalka”Masuul Katirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi U Ololaynaya Midnimada Somaliya!
January 20, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Cismaan Abuukar Dube oo katirsaa xisbi xakimka kulmiye ee talada Somaliland haya ayaa magaalada muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed uu ku sheegay in uu ka shaqayn doono raadinta midnimadii somaliya.
