Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Dhuxul Oo Ka Hadlay Xaalada Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada.
January 21, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo kamid hal Abuurka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu ku sugan yahay cisbitaalka guud ee magaalada hargaysa oo mudooyinkii udanbeeyay dad faro badani ugu dhinteen OXGEN La,aan iyo dayac maamul oo ka jira
https://youtu.be/8-g4ZUeSEcY
Berberatoday.com