berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xabaalaha Istaan Beebka Idaacada Oo Dushooda Dhisme Laga Bilaabay Iyo Taariikhda Ku Duugan.
January 24, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Istaan beebka idaacada radio Hargaysa ag teeda oo ayku yaala xabaalo ay ku duugan yihiin dad faro badan isla markaana ahayd halkii ugu horaysay ee xukuumadii madaxwayne Cabdiraxmaan Tuur ka bilowday biyo galinta magaalada ayaa wakhtigan laga bilaabay dhisme iyadoo goobta ay yihiin xabaalo.

Dhismaha laga bilaabay gooban xabaalada idaacada iyo istaan beebka ayaa waxa leh midkamid ah ganacsatada reer Somaliland oo xukuumada ogolaasho ka haysta.

Sidoo kale istaan beebka idaacad ayaa ah goob biyaha looga dhaamiyo qaybo kamid ah shacabka caasimada.

DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews