Daawo Muuqalka”Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Qorshaha Dawlada Jabuuti Ee Bada Somaliland Iyo fariinta Ay Udireen!
January 27, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa ka dareen celiyay xiisad maalmihii udanbeeyay ka dhex taagnayd somaliland iyo jabuuti kadib markii dawlada jabuuti sheegay in ay xadhiga viper gaynayso berbera oo ay ku sheegtay somaliya.
