Warbaahinta Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Jidh Dil Ciidanka Boolisku Kula Kaceen Wariye Mukhtaar Nuux.
January 27, 2020 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Warbaahinta madaxbanaan ee ka hawl gasha gobolka gabiley ayaa si kulul u canbaareeyay xadhig iyo jidh dil maalintii shalay ciidanka booliska gabiley kula kaceen wariye mukhtaar nuux yoonis oo ka hawl gala tvga eryal.
