|
berberatoday.com
Addis Ababa Oo Lagu Hayo Afar Qof Oo Looga Shakiyay Inay Qabaan Coronavirus
January 28, 2020 - Written by Berbera Today
Wasiirka Caafimaadka Itoobiya ayaa sheegey in afarta qof 3 kamid ah ay yihiin arday ka yimi magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha;halkaas oo cudurkan uu faro baas ku hayo. Baadhitaan ayaa lagu sameeyey afarta qof, waxaana dhiiggooda loo qaaday Koofur Africa si loo soo baadho.
Sources Mohamed Sallah Xiingalool COMMENTS
|
||||
|
|
|||||