Daawo Muuqalka”Taariikhda Iyo Ujeedooyinkii Loo Aas Aasay Qaramada Midoobay Qaybta Koowaad!
January 28, 2020 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Hayada qaramada Midoobay ayaa waxaa la aas aasay 24/oct/ 1945 kadib markii shanta wadan ee xubnaha joogtada ahi ay isku afgarteen.
