berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maamulka Jubbaland Oo War Ka Soo Saarey Wasiirkii Shalay Ka Baxsadey Xabsigii Moqdisho Ee Uu Ku Xidhnaa” Geeri Iyo Nolol Ayuu U Dhaxeeya
January 29, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Jubbaland ayaa walaac ka muujiyay xaalada murugsan ee Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan), kaddib markii maanta duhurkii ay Taliye kuxigeenka Booliska Jen. Zakiya ay shaacisay inuu ka baxsaday halkii uu ku xidhnaa

War saxaafadeed ka soo baxay Waaxda Warfaafinta  ee Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay si sharci darro u afduubatay C/rashiid Janan 31 bishii Agosto 2019, tan iyo mudadaas aan Maxkamad la horgeyn, dambina lagu soo oogin.

“Mudada shanta bilood ka badan ee uu xirnaa C/rashiid Janan ehelkiisa iyo cid kastoo daneyneysay midna looma ogolaan , isla markaana loo diiday inay arkaan wasiirka qareeanadii loo qabtay, iyadoo uu amray xafiiska xeer ilaalinta qaranka, dowladda Jubbaland waxay ka walwalsan tahay in xaaladiisa u dhaxeysa geeri iyo nolol”ayaa lagu yidhi  War saxaafadeedka.

Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in si degdeg ah looga dalbanayo dowladda Federaalka inay meel ku sheegaan C/rashiid Janan, sidoo kale waxaa Beesha Caalamka lagu wargeliyay in dowladda Federaalka ay qaadeyso mas’uuliyadda wixii ku dhaca Wasiirka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews