berberatoday.com
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Mar Kale Kulan La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
January 29, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan gaar ah kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia. Kullanka ayaa lagaga wada hadlay sidii sannadkan 2020 dalka doorashadii isku sidkaneyd uga dhici laheyd.

Madaxda Labada Xisbi Mucaarad ayaa war-bixin dheer ka siiyey Safiirka xaaladda dalka iyo sida doorasho diyaar loogu yahay, dhanka kalena-na uu Safiirkuna u sheegay in ay Beesha Caalamka iyo dalalka Somaliland ka taageera doorashooyinku diyaar u yihiin sidii Somaliland doorasho uga dhici laheyd.

Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 2 people, people sitting and suit
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 10 people, people standing and suit
Image may contain: 2 people, people sitting and eyeglasses

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews