berberatoday.com
Liverpool Oo Loo Cummaaday Horyaalka England Iyo Man.City Oo Iska Xaadirisay Koobka Finalka Carabao Cup
January 30, 2020 - Written by Berbera Today

UK(Berberatoday.com)-Liverpool ayaa 19 dhibcood oo nadiif ah ku qabatay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii ay 2-0 ku dubteen kooxda West Ham oo marti loo ahaa, waxayna kaabiga ku hayaan in loo caleemo saaro koobka horyaalka.

Reds ayaa rikoodh cajiib ah u yaalay tan iyo 125 sannadood ka hor jabisay caawa iyagoo kawada badiyay dhamaan 19kii kooxood ee ay isku arkeen horyaalka xilli ciyaareedkan. West Ham ayaa aheyd kooxda kaliya ee u hadhsaneyd inay ka badiyaan madaama uu kulankoodii u baaqday Club World Cup.

Sidoo kale, Manchester City ayaa iska xaadirisay finalka koobka Carabao Cup inkastoo ay guuldarro 1-0 ka soo gaadhay Manchester United lugtii labaad ee semi-finalka, laakiin madaama ay 3-1 ku soo badiyeen lugtii hore ee Old Trafford, Man City ayaa finalka ugu soo baxday guul wadareed 3-2 ah.

Goolka qura ee Manchester United ay ku badisay kulankii caawa waxaa dhaliyay Nemanja Matic kaasoo casaan qaatay qeybtii labaad, waana xiddigii ugu horeeyay ee sidaasi sameeya ee Man United tan iyo Wayne Rooney oo gooldhalin iyo casaan isku darsaday kulan ay ka horyimaadeen West Ham sannadkii 2014.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews