Mashruuc 7.5 Milyan Euro Ku Kacaya Oo Horumarinta Degmada Berbera Midawga Yurub Ugu Deeqeen Oo Maanta Berbera Lau Kala Saxeexday
January 30, 2020 - Written by Berbera Today
Berbera”Saaka Waxa La Daahfurayaa Mashruuca balaadhan Ee Berbera Urban Development. Mashruucan Waxa Ku Baxaya Lacag Dhan 7.5 Million Euro Many Oo Udhiganta Ku Dhawaad Ten Million Dollars. Waxaa Hubaal Ah In Mashruucani Waxbadan Ka Bedali Doono Degmada Berbera Iyo Guud Ahaan Gobolka Saaxil. Mashruuca Waxa Daahfuraya EU Ambasador Nicolas Berlanga Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici