|
berberatoday.com
Haayada Caafimaadka Aduunka Ee WHO Oo Digniin Kasoo Saartay Xanuunka Coronavirus Ee Dalka Shiinaha Ka Dilaacay
January 31, 2020 - Written by Berbera TodayFARIIN CAAFIMAAD.
Haayada caafimadka aduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in xanuunka Coronavirus yahay Public health emergency oo khuseeya caalamka oo dhan. 1) Dhaq gacmahaaga si joogto ah adoo isticmaalaya alcohol ama saabuun wixii aad heli karto. 2) marka aad qufacdo ama aad hindhisto dabool afkaaga ama gacanta saar hadii aad isticmaasho tissue markiiba si degdeg ah u tuur gacmahaagana maydh. 3) Ka fagaw qof kasta oo leh xumad ama qandho iyo qufac. 6)H cunin waxyaalaha ka yimaada xayawaanka la cuno iyadaan la karin ama si wacan u bislaan, iskana ilaali inaad is dhex galiso ama isu dhawayso hilib bisil iyo ka caydhinka ah aan la karin. Waa baaqii WHO aan turjumay. Fadlan la wadaag asxabtaada. Alle ayaa haya cudurka iyo caafimaadka. COMMENTS
|
||||
|
|
|||||