Muslimiinta Ku Nool Caasimada Itoobiya Oo Qaaday Talaabo La Yaab Leh Iyo Qadarka Dhaqaale Ay Ururiyeen Dhisme Masaajid.
February 1, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Muslimiinta ku nool caasimada dalka itoobiya ee Adis ababa ayaa maanta salaadii jimce ku talaabsaday arin soo jiidatay indhaha muslimiinta caalamka iyagoo iska ururiyay lagac kor udhaafaysa 14milyan oo bir iyo dahab taasi oo loogu yaboohay dhisme masaajid ay ladoonaya In la dhiso.

