berberatoday.com
Real Madrid Oo Guul Cajiib Ah Ka Gaadhay Dhigeedda Atletico Madrid
February 2, 2020 - Written by Berbera Today

Madrid(Berberatoday.com)-Real Madrid ayaa guul dirqi ah kaga gaadhay kooxda Atletico Madrid garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray bar-bardhac 0-0 ah ay isku dhaafi waayeen labada looxood.

Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada kooxood ayaa waxay ku soo galeen garoonka dardar xoogan, waxay sameeyeen fursado badan halis ah ee goolal loo filan karay.

Daqiiqadii 56-aad kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa hoggaanka u qabatay dheesha, waxaana 1-0 ka dhigay Karim Benzema, waxaana goolkan ka caawiyay Ferland Mendy.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 1-0 ay guul kaga gaadhay Real Madrid kooxda Atletico Madrid oo marti ugu aheyd garoonka Santiago Bernabeu, Los Blancos ayaana haatan ku qabatay hoggaanka horyaalka La Liga 6 dhibcood nadiif ah, ka hor ciyaarta habeen dambe dhax mari doonto kooxaha Barcelona iyo Levante.

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews