berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Shahaado Sharafyo La Gudoonsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino Baadhista Ee Hallo Trust
February 3, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka wakaalada Biyaha Hargeysa ayaa maanta shahaado sharafyo ku maamuusay Ciidamada qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino baadhista ee Hallo Trust, kuwaasi oo ka qayb qaatay hasha Biyo balaadhinta caasimada Hargeysa.

Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirada wasaaradaha Biyaha, Qorshaynta, Taliyaha ciidamada qaranka, Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa iyo masuuliyiin ka socota Hay”adda miino baadhista ee Hallo Trust.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews