Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif Oo Sheegay In Magaalada Muqdisho Ay Al Shabaab Ka Taliso.“
February 3, 2020 - Written by Berbera Today
“Shabaab Iyada Ayaa Magaalada Muqdisho Ka Talisa, Dawladu Kama Taliso”Sheekh Shariif.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh shariif sheikh axmed oo ka hadlayay munaasibad ayaa ka waramay marxaladihii kala duwanaa ee somaliya soo maray ilaa 1969 iyo maamuladii u kala dan beeyay.
